Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Hirshabelle iyo maleeshiyaad hubeesan oo macawiisley ah. Sida aan wararka ku heleyno dagaalka ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, waxa uuna dagaalka ka socda qeybo kamid ah xaafada Hanti … Continue reading Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Jowhar iyo Wararkii Ugu Dambeeyay